Ticker

6/recent/ticker-posts

JOOJI CUNTOYINKA LAGU CAYILO


HORDHAC

Waxa dhamaan dunida isku raacsantahay inuu cayilka so badanayo kaso buslsha calam ku hayo dhibatoyin faro badan mid cafimaad iyo mid muqaalba bulshada waxa kuso badanayo xunuuno ay sabab uu uyahay cayilka  sida sugar ta dhiig karka iyo kuwo kale oo badan.

Dhanka muqaalka waxa u ekaneysa qof aat u da ween adigo qof yar ah cayil dartii hadabo qormadaan waxan ku qadaa dhigi donaa cunoyinka inad joojiso si adan u cayilin iyo kuwa kaa cawinayo inuu is dhimo miizaan kaga.

JOOJI cuntoyinka lagu cayilo hadabo qormadaan waxad kaga bogon doonda cuntoyin faido  ku leh joojintoda ama inad badasho waxan ku soqadan donaa  kuwa mudan in la joojiyo ama la iska badalo waxa nagu badan isticmaalka cuntoyin halis cafimaad ku ah bulshada.

MIDA KOBAAD 

cunista bariiska  waakan ugu badan ee laga cuno dalka somaliya hadana sidaas oytahay ma ,aha noocyada dalaga ay beertaan dadka somaliyeed Lakin waxa dalka kene dad ganacsato ah Lakin an ka fakareynin cafimaad ka bulshada  kana macaasha faidoyin dhaqale.

MIDA LABAAD 

cunista burka waana Kan ugu daran dhanka cayilka sabab na u ah qofka inu calosha cayil badan  ka fuulo burka aya lo isticmalaa wax yabo faro badan sida canjelada (laxooxda) sanbusaha jabatiga iyo Kalo nadan. 

MIDA SADAXAAD 

baastada waa mida si said ah loga cuno dalka somaliya majirto isku dheli tirnaa ka cuntoyinka ah tusaale qoka sabaxa hore marku sotooso kow wuxu kubilaban inuu Cabo shaah sugar badan labo inuu canjeelo ku qureecdo sadax inuu baasto ku qadeeyo afar inuu bariis ku casheeyo sax hadabo qofka marna ma ka badbadi karo cayil.

INTAAS AN KOR KUSO XUSNAY

Waa xaqiiqo jirto qofkasta ee ku sugan dalka somaliya uu marqati ka yahay manta waxad fursad u heysataa inad joojiso isticmaalka cuntoyin Kan an kor kuso sheegnay madama aynu wada garowsanay dhibatoyinka laga dhaxlo waxa lagama maar maan ah inad ku badasho cuntoyin ka so socdo ee faidada caafimaad leh.

SIDA sareenta hadhuudhka iyo galeyda  waa sadax cuna on laheen wax sameen caafimaad iyo cayilba sababta waxay tahay malaha kimikaal ah waa dabici waxa intaa kudheer waa cunto aad igu raqisan cunoyinka dalka loso dhofiyo waa cuntoyin lashaqeyo dheef shiidka .Sugerta ayaa ah qatarta ugu ween ee sida dhaqsaha ah u koriso cayilka iyo baruuta calosha dagta sidaas darteet waxa laga ma maarman ah inad yareyso isticmaalo  sugurta 

Waxa jiro qudaarta qeeb si dabici ah u macaan on kaga baahneen sugar sida timirta mooska canbaha liin macanta seytuunka bambelmada Dhanka waxa la mid ah buskutka iyo canaha lisku shiido cabitan laga dhigo waa lamid ku yarey sugar ta 

WAXA KALINTA LABAAD KUJIRAH

caanha loda iyo ariga waxay si toos ah ugu qeyb qatan ciyilka labadan caano waxa ku badan dufanka (subaga) sida la wado ogyahah labadaas caano waxay dhalaan subag sixin ah sidaas daradeed markat badsato isticmaalkoda waxa qasab ah inu kugu ziyaado cayil waa shaki la an waxa qasab ah in layareyo casibtoda ama ku badal canaha geel ka canaha geelka waa canaha ugu fiican dhanka caafimaadka majirto cid dood ka qabta canaha geelka waxay dhisaan sedaha lafaha iyo jirka intisa kale,

Waa dawo dacibi ah tusale ma arkeysid qof geel jira ah ama badsaday canaha geelka oo cayilan wana sababta ay canaha geelka uu u galeen kalinta kobaad waxa qasab ah inan ka taxadarno cafimaadka nafsadena qormadan waxan ka faidney waxbadan waxana in filaya inan dhaqan galin tona dhanka kale qoralada dambe waxan ku so gudbin donaa faidoyin kuwan iyo kuwo lamid ah 

MAJIRO QOF JECEL CAYIL

sababta aya ah marka aat cayilantahay bulshada kugu ceyneyso burane shuluq haanta buyada Dhanka dada da waxay u e kaneysa qof duq ah

Post a Comment

0 Comments