Hordhac
Hadabo anago kadunelyo baahida loqabo taloyinka caafimaad qabka Bulshada waxan siqoto dheer uso gudbin donaa faidoyinka mizaan dhimista dad badan ayaa ladaladhacayo ciyilka jirkooda kusi badanayo waqtina aan u helin inay adan gubaha jimicga ee sida gaarka ah lo leyahay
Sida aynu wada ognahay qof walbo wuxuu daganyahay guri u gaar ah
Hadabo mudane ama marwo waxad waqti u eat u heysataa sidi at mizaanka u dhimi laheet adigo gurigaga joogo.
Hadabo samee tilaboyinkaan ku anfacayo
1) habeenki waqti hore seexo si at salaada subax jamecada ula tukato aqriso adkaarta subaxi gudatane wajibadka Allah iyo Sunada rasuulkena (scw) kadib bilow jimicsi qabso ugu yaraan shan daqiiqo fariiso istaag fariiso istaag ilaa ay ku dhamaneyso mudada Shanta daqiiqo ah
2) samee orad an xad dhaaf aheen Lakin meel dhaxaad ah adigo ku wareganayo shan mitir shan mitir isku weer ah qadarka daqiiqadaha ha,ahaado mar walbo shan daqiiqo
3) samee bush aab adigo ku saleynayo mudadii Shanta daqiiqo aheed
Marka ad dhameysato qadarka 15 ka daqiiqada ah qubeyso
Wax yar Naso kadib xali hore cun quraac fudud sida hal xabo rooti ismaris ama hal xabo ukun iyo hal xabo canjelo uu ku yaryahay burka ama daqiiqa
4) iska ilaali anad hurdo ku labato subaxdi labo mid dooro inad sosocotid ama shaqo kale at qabatit hadi intaas aynu sameyno waxa xaqiiqo ah ineyno gaarnay guulihi mizaan dhimista
Hadii inaas aynu sameyno mudu bil ah gudaheed waxaynu arkeyna guulo waa ween oo wax ku ool ah waxa si dhaqsa ah kugu solaban quruxdi jirkaga iyo dhalan yar nimadadi marki hore su,asha ku jirtay iyo inad noqoneyso qof fudud oo howl walbo si dhaqsa ah u qabto
Waxa sulayo celeyski jireed iyo caajiski faraha badnaa oo saldhiga uu u ahaa cayilka ku saran ma ogtay inay si aad ah ugu mashqulan bulshada qfka cayilan walibo waxay ula baxaan magacyo ay ku durayaan qofnimadisa Sida buurane.
Shuluq iyo busket dhiiq
Waxayna fa,ido u tahay dhamaanteen
Ineynu dhaqan galino ficilkan mana jiro wax kudidaye sameenta ficiladan Anka aheen inad tahay qof laharay naftisa hada go,ami socelinta dhalan yarnimadada cayilka kaqari.
0 Comments