HORDHAC
cuntada waa asaska nolosha adamaha iyo nolasha sidaas awadeed waxa qasab ah ineyno wax cuno cunadaso wax tar u leh cafimaadkena maskaxeed iyo mid jireed hadabo waxa jirah cuntoyin ka cawinayo qaab dhismeed kada iyo firfirconida naftada qormadan waxan ku xisi dona cuntoyinka ugu wanaag san waqti xadirkan kuwa oo laga heli karo goob walbo ee at ku noshahay kaliye waxan kugu filan inad qadato cunoyin kaa waa muhiim caafimadka xusuusnow masuliyada naftada majjrto cid at ku haleyso on adiga aheen Waxan guda gali dona mowduca u jeedkena qormadan
QAADO TALIYINKAN
waa taloyin caafimaad noqi mid naftisa daryeelo cunista cunoyinka dabiciga ah iyo miraha qudaarta ayaa kalinta kkbaad ka galay caafimadka iyo nolosha asasiga ah ahmiyada kobaad kadhigo cunista cunoyinka dabiciga ah iyo qudaarta waa tuma qudaartaas labo qaab ayaad u cuni karta waxana faaido badan mida kobaad oo ah dhamaan inad isku darto dhoor nuuc oo qudaar ah sida qare babey cambe moos iyo tufaah hadii dhoorka nooc isla hesho waa heerka ugu sareeyo ee lisigu dheli tiro feytiminada hadii adan wado heli waxad isticmali kara qeb ka mid ah qudaartas
NUUCA LABAAD WAA
wa inad cabitaan kadhigata si good iyo gaar ah ba waxay ka cawin nonan nafaqada uu jirka u bahan yahah majiro qof nolan karo nafaqo la,an lakin qudartan ayaa aad ugu fican in la jarjaro kadibna sidaas lagu cuno waxa lisku raacsanyahay 80%kiba dadka qudaata mar walbo iney ka caafimaad badan yihiin dad cuna bariiska iyo baastada kana hir
quruxsanyihiin kuwa kale sisaas dardeet badso cunto aan sameen caafimad an laheen sida masagada galeyda iyo digirta dhamaan waa kuwa si joogta ah loga helo dalka ka fogaaw kuwa kimikada leh ee caafimadka wax yeleya cunada dabiciga ah waa cunada kaliye ee dhaqatiirga u qoraan bukanada hooyada uurka leh iyo mida nujisaba taas ayaa marqati u ah
inay tahay cunto la hubo 100% mana laha xanuunadan dadka sameey sida gaaska iyo dhiig karka waa kuwo u fiican maskada bani adamka iyo jirka fadlan samee tijaabo halbil ah shaki la.an wad ka mahad celin taladan isticmaalna mar walbo biyo aad iyo aad u badan shaki la.an biyuha waa nolosha kobaad lakin xagey kaga jiraan qaab dhismeedka jirka caafimaad ka ba marka laga tago inay yihiin nolosha aadaha iyo kan nolahaba waxay toos u nafaqeyan haraga sidaas dardeet isticmaal si maalinla ah 5 liter
biyo ah kow adigo ka bilabayo subaxa hore waat inad cadeysataa casibta biyo badan waxay darasado badan isku racen in la isku dheli tiro cunada iyo waqtiga sameyso waqti munasab ku ah inad cunto gaar ahaan cashada iyo quraacda ku ilali xaliyo ku gaar ah tusale habeenki cashee xali hore waxay ka sacideysa inay la falgasho jirka iyo dheef shiidka horey u casha ku so soco markaad casheyso ee
ha sexan sababta oo ah hadi aat la sexato waxa ad kaneyso inu dheef shiidka culees dareemo habeen kaas sababtana ilaa subixi so gaarso marka loma baahna taas ka taxadar caafimadkada sidan kor ku so xusnay waqti hore quraaco waxana ugu fiican 06:30 am marka aad salada subax tukato adkaartada aqrisato bilow socod ama jimicsi kugu filan marka intaas sameyso qubeyso kadib quraaco caado
kadhigo cayarisga banoniga sida kubada cagta iyo baskit bolka waxay qeeb ween ka yihiin miizaan dhimista caafimaadka iyo bad qabka bulshada majiro wax kaga mudan inad sameyso isku dheli tir xaga cuntada ah marka la tagan yahay miizan dhimista kubixi waqti badan inad hesho cunto isku dheli tiran waa laga ma maar maan u fiirso dadka orodada ah kuwa banoniga ciyaaro iyo kuwa tartamaba mid
walbo wuxu leyahay daqtar u gaar ah ee dhan cunada isku dheli tirka ah kaliya kontarolo caafimad kisa sidaas dardeet cidna marti ha oga noqon caafimadkada kaliya samey isku dhali tir naan dhanka cunada ah waqti ku bixi waxan ku sinay taloyin eed u muhiin ah ee dhanka cunada ah bilow waqti xadirkan adigo racayo tilaboyin kan waa ku muhiin caafimad kada iyo miizaankada sameyso jadwal malin la ah kaso ka cawiyo ujeedoyinkada ad ku gareyso iyo dhamaan fikradahada
0 Comments