Ticker

6/recent/ticker-posts

KHUDRADA UGU FIICAN MIZAAN LAGU DHIMO

 


Hordhac 

Waxan shaki ku jirin waqti xaadirkan la jogo dunida casriga ah waxa luga dadalaa qof walbo inu noqdo qof aad iyi aad u isteel qurux badan  marka aat tahay qof jir ahan u dhisan lakin an cayilneen labis walbo wad ku qurux badan tahay cabir walbo wad xiran karta dhanka kale mar walbo cayilkaga yarado waxa yaranayo cajis kaga iyo xanuunada kal meysto cayilka waxa qasab ah in war walbo xoga saarno sulinta cayilka anago kalmeysaneyno cunista qudradaha hoos ku xusan sida canbaha qaraha babeyga liin bambelmada canabka seytuunka karotada

GUDAGAL MOWDUCAMarwo

 ama mudane waxan qormadan ugu hadli dona sidi cadada aheet faidoyinka qudaarta ku haboon cunista kana qeebta qata nafaqada iyo jirdhiska  inta anan u gudbin qomadena waxan u mahad celineyna bulshada nagu xiran  dhaman dafaha calamka  website kana wuxu wax kuso gudbiya labo luqadood eglish iyo somali wana bulshada nogu xiran aad u daneyan labadaas aynu u gudubno mowducena kudadaal faidoyinka kujira inad mid mid u dal istaagto kuna bixi waqti fican Hadabo cunista qudradahaan iyo faidoyinka joogtada ah waxa isku racay wax kabadan 10 daraso ama cilmi baris waxana ka marqati kacay dhaman bulshadi tijabisay cunista qudaartan wana natijo lama filaan ah inay kaso falceliyan bulsho tiradeda kor u dhaaftay 125791 waa wax lama filan ah laguna farxo cajiib waxan mid mid u dul istagi dona qudaartan 

NUMbER ONE

 qaraha waa qudaarta logu jecelyahay cunistisa tusale wadama qaar gaar ahaan dadalka musliminta wuxu number one kayahay cunistisa guud ahaan gaar ahaan xiliga bisha ramadaan waa cunoyinka lagu afuro xiliga afurka waxa sabab u ah ina sidaas lo isticmalo faidoyinka ka buxa qaraha kow wuxu sifaya kalyaha iyo xididada dhiig mareenka jirkane wuxu kadifaca sunta faidoyinka kale waxa kamid ah jirka wuxu siyaa nafaqo dabici ah wuxuna qabojiya dhaman jirka qaraha ayaa waxad cuni karta sadaxda waqti  sababta oo ah wuxu kulansaday labo faido oo kala ah bahida iyo onka labado wuu kafiya wana sababta bulsho badan ugu beerteen guryahada NUMBER TWO CANBAHA

canbahu waa qudaarta logu jecelyahay dhamaan wadamada calamka wuxna kalinta kobad kaga jira cabitaanka noyadisa kala duwan sida kawa qasan ama daqiiqda ah (budada ah) waxana dhofiyo dalal badan qiyaas ahaan 140 dal ayaa dunida u iibgeyo canbaha isago mira ah asago shidan iyo isago cabitan qasan ah waxa laga hela fitamin c b iyo d  iyo macdanda ugu muhiimsan jirka 

NUMBER THREE BABEYGA

babeyga runti faidoyinkisu ma lagu sokobi karo hal qoraal ama labo qoraal lakiin waxan ka xusi dona dhoor faido oo waa ween babeygu waa miro si joogto ah lo heli karo sababta oo ah qof kasta aya beran karo waxa aad u fudud inad gurigaga ku berato  kaga mabaahno biyo badan ama xad dhaaf ah kaliya waxa muhiim ah inad la socoto waqtiga uu biyaha u bahanyahay ama waxad u dajin kata qursho asbuucla ah MUDADA U MITAHA KU DHALO

waa sadax bilood o kalye tusale waxa ku kafinayo kaliye gurigaga inad ku berato ugu yaraan sadax good oo mira ah tasi waxay kaga filnaneysa inad suqa ka so ibsato aynu gudo galno faidoyinka babeyga babeygu waxad u isticmali karta labo qaab oo aad u fican inad u isticmasho midka kobaad waa cunista ugu horeen markad heysato mirta babeyga ama beertada kaso gosato kow dhaq sifican u dhaq kadib jar jar si ad malqacad ugu cuni karto gali firanjeer marka u qaboobo cun mida labaad kadhigo cabitaan shidan 

Faidoyinka gaar ka ah ee u leyahay waxa ka midah inu nafaqeyo haraga (maqaar ka) iyo timaha  

NUMBUR FOUR CANABKA

canabka waa miro aad u muhiim wuxu ka baxa wadamo aad u badan waa miro  lo iib geyo dhaman dafaha calamka ku dadaal inad mar walbo ku diyaarsato firiijka darasado badan ayaa xaqijiyey 12 faido o gaar ah midba mida kale ka muhiimsan tahay  wana sababta keentahay in dunida lo kalo safriyo 

FIIRO GAAR AH

Qof kaste waa u muhiim ku dadalista naftisa hadi is toos ah u dhaqan galiso taloyinka aynu kor ku so xusnay waa xaqiiq inad is badal dhab ah arkeyso fadlan qado toloyinkan Caafimadka waa aas aaska nolosha bulshada waxa lama huraan ah inad marwalbo ilashato wana wax mar walbo allah laga baryo caafimaadka qaado taloyinkan iyo faidoyinka an ku sokoobney darasadan



Post a Comment

0 Comments