Ticker

6/recent/ticker-posts

CUNTOYIN KU HABOON JIR DHISKA


 HORDHAC

 la wada ogyahay majiro waqti xadirkan qof jecel diyil xaddhaaf ah sababta cafimaadka awadeed sidaas darteed waxan ku so koobi donaa qaraalka cunada ku haboon jirdhiska  sida sawirka kaga muuqdo 

Hadabo waxan ku hormari donaa cuntoyinka an ku haboneen inad badsato cunis toda madama ay sababaan cayil xad dhaaf ah 

Waa sadax cuno oo mudan inad iska yareyso 

Waxay kala yihiin sida baastada bariiska burka  waa sadax cunto oo aad u siyadiyo jirka cunista sadaxdan cuno ayaa kow ka ah inuu siyaado jirkaga cayilo hadabo xalja ayaa ah inad xadido cunista sadaxdan rashiin adigo ka dulayo qaab dhismeedka jirkaga doro xad ku haboon iyo isku dheli tirnaan waxay kacawineysa jirdhiska iyo mizaanka oo xadidan sida lawado ogyahay bulshada

somaliyeed ayaa ah bulsho aad u daneya cunista rashinka aynu kor ku so xusnay  hadi at ka midtahay bulshada aadka u isticmasha bilow manta isku dheli tirnaan jireed lana dagalan cayilka  dhanka kale waxa jirto qatar afaraad oo kadaran dhamaan cunoyinka aynu shegnay  cayil iyo cafimaadba waa u halis lakiin bulsho badan ayaan ku bararugsaneen qatar taas waxa macquul ah

waqti xadir kan inad ku mashquulsan tahay  shaygaa waxa u yahay  qatar taas hadii an kula wadaago waa sugar ta waa qatar ta kowaad  waxa laga ma maar maan ah inad aad u yareyso isticmaalka sugar ta maxay kaga

 bahantahay inad ka saarta jirkaga sida socod badan ama orad badan gaar ahaan xiliga subaxdi kudadaal kawar qabka jirkaga ku bixi waqti dheri ah dhanka kale 

waxaan siqoto dheer u sharixi donaa cuntoyin ku haboon cunista caafimaad iyo mid jireedba matahay qof jecel caafimadka jireed iyo mid maskaxeedba qaado taloyin kan waxana aynu u hibeynay qofkaste oo daneynayo jirdhiska ku

 dadaal cunista qudaarta fireesh ka ah ama dabiciga ah sida qaraha waa kan ugu mudan qudaar la cuno isku day inad caado ka dhigato gaar ahaan labo waqti subaxdi iyo habeenki mar walbo hakugu jiro firiijka 

MIDA LABAAD

Waa liin bambelmada waa mid kale oo mudan in la daimo cunisteeda iyo cabitaankeda gaar ahaan cabitaankeda 

MIDA SADAXAAD

canbaha waa  mid aad u mihiin ah waxana uu qani ku yahay fitamiin c iyo fitimiin d  wana qudaar marna aad cuni karto marna cabitaan u isticmali karto sidaas darteed waxad  u aqoonsan karta kan ugu mudan ee la cuno runti lama so kobi karo faidoyinka qudaarta waayo

 waxay kulansatay cunis iyo cabis labado way kaga filantahay waxban bulashada fahantay cunista qudaarta ayaa lagu qiyasaa 100%95 waana tiro aad u badan hadii aad la qabsato cunis qudrada waxaad aad u yareyneysa 

cunista

 sirta ayaa ah caafimaadka jireed iyo kan maskaxeed qudaarta waa dabici cunto aad u caafimaad badan qudaarta waxay sida gabadha uurka leh ama nuujisa waxay kalin mug iyo misaan ba leh ka qeeb qataan kaso kabashada

 hoos u dhaca ku yimada nafaqada waxay awood u ledahay si dhaqsa ah inay u tayeyso nafaqada qofka cuna qudaarta waxay kaqeeb qadata xasuusta qofka waxay

sijoogta ah u warabisa xididada qeebta dhiiga kilyaha waxay ka cawisa inay sidhaqsa ah u sifeyaan sunta iyo nafaqada dhanka kale waxan shaki lagalin kari sida canabka seytuunka cananaska kama litaan qudaarta aynu horey u so sheegnay marka kale hadaan dib ku xasusiyo yarey cunista

rashiinka waayo uma fiicna caafmaadka jirka waxay ku riyaan baruurta calosha fuusho culeys iyo caajis joogta ah wana sababta loo yareynayo cunista cuntoyinka culus waxayabaha laga dhaxlo waxa kamidah adigo

 da yar inad u muuqato qof aad u da weyn sidaas darteed a sinin mudnan 100%100 ku dadaal sidii aad u yareen laheed inad yareso waxay ka sacideysa jirdhiska iyo qurux joogta ah

tusale waxa kugu filan sawirka kore  fiiri marka aad cunto cuntoyinka culus qaab dhismeed ka qof iyo marka uu qof ka cuno qudrad farqiga u

 dhaxeeya waa sawir mar qaati ah hadaba kuma ayaad naftada u doori laheed  jawaabta weydii naftada islana wadaag natiijada  waxan shaki ku jirin qof walbo inuu daranayo natiijada saxda ah dhan kale ku darso mar walbo inad waqti hore aad wax

cunto waxay ka cawineysa inuu dheef shiidka si sahlan shaqadisa u dhameesto wana caafimaadka calosha jooji inad waqti dambe casheyso lana seexato cunadii oo calosha ku jirto uma fiicna caafimaadka sidaas darteed ka taxadar

Post a Comment

0 Comments